Xulka Soomaaliya ee ciyaaraha Xeegada ayaa kaalinta 3-aad ka galay Tartanka Afrika ee Xeegada

Kenya oo marti galisay tartanka ayaa gashay gaalinta 1-aad, halka Burkina Faso ay gashay kaalinta labaad. Xiriirka Xeegada Soomaaliya waxa uu xubin ka noqday Xiriirka Xeegada Adduunka sanadkii 2016-ka sida lagu shaaciyay bogga xiriirka.

Waa darajadii ugu sarreeysay ee ay Soomaaliya ka gaarto ciyaaraha caalamiga ah.
#Qarannimo

Posted by Yoonis Yoonis on Monday, September 23, 2019