Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada oo isbadal ku sameeyay qaar ka mid ah agaasimeyaasha wasaaraddaasi

Qoraal ka soo baxay xafiiska wasiirka wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee XSF mudane Maxamed Cadullaahi Salaad(Oomaar) ayaa lagu shaaciyay isbedel lagu sameeyay qaar kamid ah agaasimeyaasha waaxaha ee wasaaraddaasi.

Halkan ka Akhriso: