WAA LAWADA TASHAN EE LAWADA TALIN MAAYO.

Dawlad ma ahaan karno inago madaxa isu salaaxayna, dawladnimadu waa kala dambayn, iyo kala amar qaadasho.
tixgelinta iyo qadarinta xukumada talada haysa ee shacabku doorteen.

Cida keliya ee go’aaminaysa talada dalka waa cida aan u dooranay Hogaaanka dalka, ee maaha cid horay usoo joogtay xafiiska iyo kuwo iman doona.

Madaxweyne. Xaaji Muuse Biixi Cabdi wuxu muujiyay bisayl siyaasadeed iyo kalsooni hogaamineed oo uu sameeyay
Tan iyo markii loo doortay hogaanka Dalka, waxanay talada dalku Ku socota si wacan

Xisbiyada mucaaradka ah ee dalku waxay xaq u leeyihiin in ay u tartamaan hoggaanka dalka. Muujiyaana kalsooni ay shacabka cod kaga heli lahaayeen.

Inta ka horaysa waa lawada tashan ee lawada talin maayo.

Jamaal Ibrahim