Ogeysiis: Xaflada soo dhaweynta gudoomiyaha cusub ahna duqa Muqdisho

Ururka dhalinta Xooga dhaxe ee Banaadir-weyn ee sweden dhawaan waxa aan qabaneyna Xaflad ku saabsan Hambalyo iyo ah Gudoomiyaha Cusub ee G Banaadir ahna Duqa Muqdisho Md Cumar Maxamuud Maxamed ( Cumar Finish)

Goobta waa sparvhöksgatan 7 jönköping. Goortuna waa 2019-09-28 Dhamaan reer Sweden waanoo muhiim ka soo qeyb-galkiinu. Waxii Faah faahin intaa dheer +46738957873