Dowlad goboleedka Puntland oo cambaareysay xayiraadii lagu soo rogay Madaxweynihii hore

Warsaxaafadeed ka soo baxay Dowlad Goboleedka Puntland ayaa Waxay cambaareeyeen xayiraadii maanta ay DF Ku soo rogtay socdaalka duulimaadka Kismaayo iyo xayiraadii lagu soo rogay Madaxweynihii hore mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Warsaxadeedkaa ayaa sidan u qornaa