Ciyaarta Xeegada Afrika kulankii labaad Somalia iyo Burkino Faso

Waxaa bilaaban doona kulankii labaad ee tartanka xeegada Afrika. Somalia VS Burkino Faso ayaa ciyaari doona kulanka labaad.

Soomaaliya waa ay soo bixi kartaa haddii goolal badan ay uga badiso Burkino.

Garoonka Kasarani Nairobi ayuu kulanka ka socdaa.