War jiraaba Cakaaruu imaan.

Ninba ceesaantiisa Cadaado geeysay.

Ninba wixii uu Ku Soo Gali lahaa Galmudug geeysay.

20 Ka Musharax Ninba wax geeysay goobta (F.S: 1-20).

kan 21aad muxuu geeysan doonaa? ( F.S: 21aad)

Ma Kala taqaan 20 Musharax iyo Nin waliba wuxuu geeysatay?

Adlee waaye Jawaabtu.

Qore:Yahya Amir