Daawo: Xulka Qaranka Soomaaliya ee ciyaaraha Xeegada oo lagu soo dhaweeyey

Daawo: Xulka Qaranka Soomaaliya ee ciyaaraha Xeegada oo dhawaan lagu qabanaayo Nairobi ayaa si heer sare loogu soo dhaweyey dalka Kenya.

Xulka Qaranka ee ciyaaraha Xeegada ayaa Waxaa halkaasi Ku soo dhaweyey Safaarada Soomaaliada ee Kenya iyo Soomaalida degen dalkaasi.

Ciyaarta ugu horeysa oo ah dgaceyso 21 bishan ayey ka ciyaareysa xulka Qaranka Kenya.