ababeel drone oo lagu weeraray xarunta shidaalka ee sacuudiga

Drone-ka eey xuutiyiinta Yemen eey ku weerareen xarunta shidaalka ee sacuudiga magaceeda waxaa la dhahaa (ababeel) drone.

Deeyran ababeel.
Waa aayat quran waxey ku jirtaa ( Alamtara)

Alamtara waxey ka hadleeysaa taariiqdii iyo sidii loo baab.iyey asaxaabul-Fiil.
………….
Asaxaabul-Fiil waxey kasoo duuleen Yemen.
………………..

Shiicada iran waxey aaminsanyahiin.
Imaam mahdi in uu shiico yahay………….soo bixitaanka imaam mahdi markii uu soo dhow yahay shiicada in eey la wareegi doonto maka iyo medina…….
Kadibna uu soo baxayo imam mahdi………………………………… ………. ………. ……… ………. ………. ….

Asaxaabul-Fiil waxey ahayen qoom awood badan oo xiliga aan ku jirno u dhigmo mareykanka.

Trump xisbigiisa Republican ah waxa calaamad u ah maroodi.
Waxey maroodiga u doorteen waa wax naga xoog badan maleh……………………….
………….
Sacuudi iyo mareykanka waxey ku hishiiyeen in sacuudiga shidaalkiisa uu ku gado dollar kaliya.
Mareykankana uu difaaco sacuudiga.
…………………petro dollar…
…………………
Markii la qarxiyey xarunta shidaalka ee sacuudiga.
Shidaalkii aduunka wuu qaaliyoobey.
Sacuudiga shidaalkiisiina wuu is dhimay.

………………
……………….
Iran ayaa hada loo kala dhuumanaan in shidaalka suuq madoow ugu gado qaar kamid ah dowladaha aduunka……….
………..
Iran shidaalkeeda waxey ku gadaa 💶 European money iyo Chinese.
Japan. South korea money…………turkey liiro…….iwm…..
……..

Dollar maxaa ku dhici karaa?

Deeyran ababeel mar kale asaxaabul-Fiil maka adkaan doontaa.

Aqliga ka shaqeeysii.
Waxa isku keenay ka fikir homework u qaado.
Do you think it is end time

This is not by accident.

Connect the dots.