Dhacdo yaab leh oo ka dhacday magaalada Mogadishu

Waxaa Maanta Caasimada Soomaaliya Ee Muqdisho Gaar ahaan xafada Via_Rooma Ka Dhacday Arintii ugu yaabka badneyd .

Yarkan aad sawirkiisa u jeedan waxaa lagu magacaabaa Yamani Shiikh cumar Waana wiil dhalinyaro ah, Waana 22sano jir, Markiisii horena waxoow ka yimid wadanka Yamen .

Gabar lagu magacaabo Asli daud warsame Ayuu wuxuu u qaaday jecel xad dhaaf ah, Waxeyna ku wada noolayeen wadanka Yamen Ee Caasimada Mukalla, Balse Asli iyo qoyskeeda aya waxee usoo qaxeen dalkooda hooyo Ee Soomaliya madama ee wadanka Yamen dagaalo ka dhaceen sanadihii hore .

“Blse nasiib xumo”

Yameni Shiikh cumar iyo Asli daauud warsame xariirka jeceelkooda waxaa soo dhex galay mugdi iyo murugo sababtoo ah ,

Asli aabaheed ayaa wuxuu Go’aansaday inuu gabadhiisa ku daro wiil eey qaraabo yihiin .

Arinkaa waxaa ka war helay Yamani Shiikh cumar oo ahaa wiilka gabadha sida daacada u jecel Wuxuuna Go’aansaday inuu yimado somaliya .

“Isbuuci hore ayuu yimid wadanka”

Balse wuxuu wayay qaab uu ula kulmo gabadha uu naftiisa ka jecelyahay Maadama eey qooyskeeda ilaalo ka hayaan gabadha .

Manta ayuu wuuxu iska dhigay Gabar wuxuna u labistay qaabka ee gabdhaha u labistaan .

Ugu dambeyntii waa uu la kulmay Gabadha uu jeclaa Sheeko dheer kadib Waxaa fahmay Gabadha Aabaheed qofkani inuusan eheen qof dumar ah .

Ugu dambeyntii Yamani Shiikh cumar waxaa loo taxaabay jeelka Godka jilacoow .
Halgan Radio live Tv