Ardayda magaalada Zwoola oo loo soo xiray sanad dugsiyeedka 2018-2019

Guddoomiyaha jaaliyadda Soomaalida ku dhaqan Zwoola ee dalka Holland   iyo magaalooyinka ku dhowdhow Dr Cabdulqadir Cali Nuune ayaa Dhamaal hambalyo hawada umariyay jaliyada soomalida Zwoolle.

Dhamabalkaasi ayaa waxaa uu ku saabsanaa xiritaanta iyo imtixaanada sanad dugsiyedka 2018 iyo 2019 ayaa ardayda soomalida kaalin fiican ka Markii qiimeen lagu sameeyey Waxay ka soo galeen kaalinaha koowaad magaaladaan Zwoolla iyo nawaxigeyda.

Gudomiyaha ayaa Waxaa uu sheegay ardaydii kaalimha fiican ka galay waxbarasha in la siin doono hadiyo abaalmarin ah.

Waxaana kaalinta koowaad galay 4 arday, waxaana uu gudomiyaha  jaaliyada soomalida Zwoolla iyo nawaxigeyda u balan qaday in u siin doono tikid ay Ku tagaan cimarada.

Dhiiragalinta waxbarashada ardayda loo sameynayo waa gusha somliweyn ayuu dhahay gudomiyaha jaaliyada soomalida Cabdulqaadir Cali Nuune mar uu la waramayay waalidiinta iyo jaaliyada.

Zwoolla iyo nawaxigeyda isku yimid munasibada farxaded ah gudomiyaha ayaa sidoo kale waxaa uu balan qad inuu u sameyay doono soomalida kale ee ku dhaqan magaalooyinka kale iyo inuu sameyn doono meel ay diinta, farsamada gacanta u sameyn doonaa ragga degen magaaladaan iyo dumarka oo loo sameyn doono barashada harqaanka iyo sidii wax loo tolo.

Bashiir Jiidaal Barow