Wasiirka Cadaalada oo Kormeer ku tagay Xabsiga dhexe+Sawirro

Wasiirka Wasaarada Caddaalada iyo Arrimaha Garsoorka XFS Mudane Xasan Xuseen Xaaji ayaa booqday xabsiga dhaxe, kana qeeb galay xaflad la iskugu yeeray ciidanka Asluubta.

Wasiirka ayaa halkaasi waxaana kuso dhoweyay taliyaha ciidanka Asluubta sarreeye guuto Mahad Cabdiraxmaan iyo taliye xigeenada soo dhawaantii kadib ayaa wasiirka wuxuu kadhagestay warbixinadooda waxa uuna amaanay shaqada qaranka ay u haayaan isagoona kula dardaarmay in ay kaalin buuxda ka qaataan hormarada iyo dib u dhiska dalka kasocda.