Maxaad ka taqaan beelaha dega Dowlad degaanka Somalida ee Somali state

Qabiilo Somali ah ayaan ku bartay Deegaanka Soomaalida.
Xiliyadii aan tagay dhulkaas.
Degmada.Ceel Kari Beesha Gariire.
Degmada jarati. Gaadsan.
Degmada Gura dhaamoole.beesha Gure
Degmada Erer. Beesha Gur Gure
Sooman. Beesha Gabre.
Qundhur beesha Gor Gaate
Beer Joog. Beesha Xaskul
Irsam. beelaha Ow saciid iyo layiile.
Adem.beesha madigaan (ma ahan mid gaan)
Ramo. beesha Danaakiyo .
Tuli Guuleed. Beelaha Gari iyo Baalcad
Gursun. Beesha Bur Suug
Xaya Suufta. Beesha Ala Gumar
Maiyso Beesha jidle
Mayo Beesha jabadi.
Iimeey Gidir iyo Seexawle
Dolobay beesha Beydisle
Beesha Duubo
Beesha kaariye
Beesha Xamare.
Beesha Xariire
Beesha yabare
Beesha masare
Beesha Ciise saransoor.
Beesha Reer Baare.
Beelaahaan Qaarkood ma dagaan Soomaaliya kumana Jiraan 4.5
Deegaanka Soomaalida waxaa Dagan 32 Qabiil oo Soomaali ah. 8 malyan ka badan.
Waa Qoomiyada 3aad Xaga tirada itoobiya
Waana Kilinka 2aad ugu weeyn itoobiya Xaga baaxada dhulka.
dhamaan Qabiilada aan soo sheegay iyo kuwa kale ee lawada yaqaan Waa dad ay ku Weeyntahay Soomaalinimada. Aadna u jacel Soomaalida kale maadaama ay Xaduud Xigaan.

Zadaam Xaaji Cabdirixmaan.