Taliyaha ciidanka Amisom oo goordhow Dhuusamareeb ka degey

Taliyaha ciidanka Midawga Africa ee AMISOM Gen Tigabu Yilma ayaa goordhaw ka dagay garoonka diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta dowlad goboleedka Gal-mudug halkaas oo lagu soo dhaweeyay.

Faah faahin dheeraad ah dib kala soco Insha allaah.