Gudoomiyaha cusub ee Gobolka Banaadir oo xilkiisa la wareegtay xalay

Munaasabad ka dhacday aqalka dowlada hoose Xamar ayuu xilka kula wareegay Guddoomiyaha cusub ee gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) iyadoo ay goob joog ka ahaayeen madax kala duwan oo ka socotay dowlada federaalka soomaaliya, dowlad goboleedyada, maamulka gobolka Banaadir guddoomiyaashii hore ee gobolka Banaadir, barbaarta gaashaaman iyo marti sharaf kale..

XILWAREEJIN 29.08.2019.

Posted by Gobolka Benaadir on Thursday, August 29, 2019