Wasiir Goodax Barre oo ka hadlay dil loo geystay rag doonayay inay khaarajiyaan la taliye sare

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda Xukuumadda Federalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa boogaadiyey tallaabadii Ciidanka Boolisku ka qaadeen Koox dhagar qabayaal ah oo doonayey inay dilaan Lataliye sare oo ka tirsan Wasaaradda Waxbarashadda Hiddaha iyo Tacliinta sare.

Sii Akhri