Wareegto Axmed Madoobe ”Waa in lala wareegaa xarunta musharaxiinta Jubbaland…”

Wareegto ka soo baxday Madaxweynihii hore ee Jubbaland mudane Axmed Madoobe ayaa wuxuu sheegay in lala wareegto xarunta ay Ku sugan yihiin musharaxiinta Jubbaland kuwaasi oo ah musharaxiinta ka soo horjeeda Maamulka Axmed Madoobe.

Wareegta oo sidan u qorneed loona diray Ciidamada nabadsugid, Ciidamada Daraawiishta Jubbaland iyo Booliska Dowlad goboleedka Jubbaland laguna amran sida ugu dhaqsiyaha badan in lagula wareego xarunta ay joogaan musharaxiinta Jubbaland.