Toogashaadaan ayaa waxaa gaystay nin magaalayada soo galay ka dibna a dalbaday ninkii maqaaayada ka shaqaynayay cunno saacado badan oo uu sugi waayay ayaa keentay inuu togto ninkii maqaayada ka shaqaynayay sida uu sheegay taliyaha ciidanka magaalada ay toogashada ay a dhacday.
Ninka aya la sheegay inuu toogashada uu istcmaay qori uu sitay uu ku dhawaacay shaqaalihii maqaayada laakin dhaawaca soo gaaray ayuu u geriyooday ayuu raaciyay talaiyaha booliska magaaladaa.
Waxaana sidoo kale ay booiska ay sheegen inay bilaabayaab baaritaano ku saabsan dilkaa.