Maxaa ka jira in Badda Somaliya ay ku jirto halis aad u xoogan?. (Xog Qarsoon oo la helay)

Waxaa jirta arrin qarsoodi ah aadna xasaasi u ah oo yeelan karta mucjiso saameeyn ku yeelata badda Somaliya.

Waxaa loo magacaabay guddi ka kooban 16 xubnood arrimaha dacwadda badda ee u dhaxeeysa Kenya iyo Somaliya.

Ciladaha jira:-

1. Guddigu wax qibrad ah uma lahan arrimaha badda

2. Waxaa shaqada laga eryay gabadhii Soomaaliyeed Qareen Muna Al Sharmani oo uu dhalay General Mohamed Ali Sharmaan

3. Xeer ilaaliye ayaa hogaaminaya, Meeshii laga rabay inuu hogaamiyo Garyaqaanka Guud ee Dowladda Soomaaliya

Dhanka kale Kenya waxay diratay 28 isugu jira qubaro ku xeelad dheer arrimaha badda iyo shuruucda.

Badda Somaliya waxay ku jirtaa halis aad u xoogan.