Ciidanka Kommaandooska Danab oo horumar badan ka gaaray dagaalka argagixisa lagu baabi’inayo

Ciidanka xooga Dalka oo fulinaayo amarka taliyaha guud ee ciidanka qalabka sida ahna Madaxwaynaha Qaranka Mudane maxamed Cabdulaahi Farmaayo ayaa howlgalo saf balaaran ah ka wada shabeelada hoose iyo gobolka Mudug.

Ciidanka ayaa howlgalo xoogan ka wada deegaanada Toorotoorow iyo Camaara oo Shabeelada Hoose iyo Mudug ka kala tirsan.

Libaaxyadeena isku filnaan awood ciidan iyo qalab ayaa ka muuqata, waana muuqata markay kaligood yihiin sida ay cadawga meel walba oga daba galayaan.

Dhalinyarada Ciidanka Kommaandooska Danab Wararka Naga Soo Gaaraya Dhulalka Keemaha ah Waa Mid Farxadeed, Waana Horumar Laga Gaaray Dhanka Ciidanka,

Meel Walba Oo Aad Cagta Dhigtaan Cadowgu Hajabo, Guulaysta Dhalinyaroy Dalkan & Dadkan Adinkeey Idin Sugayeen, Waana u Wadna Xanuun Kuwa Damaca Kasoo Hayo Soomaaliya Markeey Idin Arkaan…