Saddax Su’aal ayaan Ku wareeray.( F.S: 1aad) Iiga jawaab.

1- Jameecadaan 5 ta ah, Imaamka Ducadiisii, Aamiin ma dhihin miyaa? Kaligii ayuu Ka haray, inta kale hal heybshay iyo hal haaday? Sabab? Ducada imaamka miyeynan fahmin? ( F.S:2aad)

2-Aduunka Dowlada kaliya ee aan leheyn Xuduud u xiran, meel kastaa u furan, Cid kastaa Soo Gali karto?

Dowlada kaliya ee aan leheyn Lacag u gaar ah, ogolna in Lacag been abuura ihi Ka socoto Dalka, Bangiyaduna ey Mushaar u bixiyaan Lacag Ajnabi. Dal aan la Aqoon Xuduudiisa & Lacagtiisu ma jiro karaa? waa wadankee? ( F.S: 3 & 4 aad)

3- Meel Lo’ Soo gashay Libaax ma joogaayo, Run miyaa?( F.S: 5aad)

Qore: Yahya Amir