Sida Ibnu Cabaas uu Ka Soo wariyay Rasuulkeena Muxamed NNKH. Rasuulku waxa uu lacanaday Ragga isku shabaha Haweenka iyo Haweenka isku Shabaha Ragga.( Ka fiirii Bukhaariga X.No.5885.(F.S: 1aad)
Waqtiyadaan dambe waxaa Soo batay shirkado Ganacsi oo Cimaamadihii Ka Sameeynayo Candha celis iyo kaatuumo. ( F.S:2aad). Kuwa kale ayaa Ku heesaya iyaga oo wato Tusbax dheer, waxaa oo dhan waxaa looga jeedaa in lagu muuqaal xumeeyo Astaamaha Culimada Diinta.
Kaba darane, Haweenka qaar ayaa u labista sida Ragga iyo Rag qaar ayaa u labista sida Haweenka.((F.S: 3…7aad)
Rag ayaa isku Hardha sida haweenka ama midabkooda dooriyo.
Ka fogaaw waxaayaabahaa kula fudud yeeyna kugu dhicin Lacnadii Rasuulkeenu SCW uu Lacanaday… Waa iga Talo.
Qore: Yahya Amir