Duco iyo Baroordiiq Götenborg Sweden loogu sameeyey Marxuun Enj Yariisow iyo intii kale oo Ku dhimatay Qaraxii….

UJEEDDO : DUCO IYO BAROOR-DIIQ LOO SAMEEYAY INJ. YARIISOW IYO WALAAHA KALE EE LAGU
LAAYAY QARAXII KA DHACAY XARUNTA GOBOLKA BANADIR 24 LULYO 2019.

TAARIKHDA MARKAY AHAYD 10ka AGOOSTO 2019 WAXAA JAALIYADAHA SOOMAALIYED EE MAGAALADA GOTHENBERG/SWEDEN ISKUGU YIMAADEEN KULAN DUCO AH OO LOGU DUCAYNAAYAY INJ. YARIISOW IYO WALAAHA KALE EE LAGU LAAYAY QARAXII ARXAN DARADA AHAA EE KA DHACAY XARUNTA GOBOLKA BANADIR 24 LULYO 2019.
WALAALAHA SOOMALIYEED EE KA SOO QAYBGALAY WAXAY QURÀAN U AKHRIYEEN INJ. YARIISOW IYO MARXUUMINTA KALE EE QARAXA LAGU LAAYAY.
WALAAHA SOOMALIYEED WAXAY KALOO CODSADEEN IN CADAALADDA LA HORKEENO SHAQSIYAADKA FALKA ARXAN DARADDA SOO ABAABULAY.
WALAALAHA SOOMALIYEED WAXAY KALOO KU QANCI WAAYEEN BAARISTA HORDHACA AHAYD AY SOO SAARTAY WASAARADDA AMNIGA QARANKA.
GUNAANADKII KULANKA WAXAA LAGA AKHRIYAY BAYAAN AY SOO SAAREEN JALLIYADAHA WAXAYNA KU CAMBAAREYNAYAAN SHAQSIYAADKII SOO ABAABULAY QARAXII ARXAN DARADDA AHAA AY KU DHINTEEN RAG IYO DUMAR MASUULIYIIN AHAA.
WA BILLAAHI TOWFIIQ.