Ciidamadda xoogga dalka oo Degaanka Toorotoroow soo galay, Alshabaabna ka firxanaaya

DEG DEG: kooxda shabab ayaa iska cararay xaruuntii ugu weyneed ee hubka iyo maxkamada iyo goobta lacagaha baada ah ay ku aruursan jirin, gabi ahaanba deegan Toorotoorow ayay kooxda xagjirka ka firxadeen.

Ciidanka xooga ayaa hada miino saaris yo hubin ka wada Toorotoorow si ay guduha ugu galaan xarunta.

Dhawaaca Cali dheer iyo guulaha ciidanka qaranka waa mid muujinaysa soo afjarida Alshabab.