Mudane Kamole oo isu soo sharaxay xilka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir

Abdulkadir Ali Kamole oo ku dhashay H/Benadir.. Waxbarashadiisii Dugsiga/ sare waxuu ku dhameystay G/Benadir.. Horey ugu shaqeyn jiray Bankiga Ganacsiga & Kaydka Somalia.

Sodonkii sano ee la soo dhaafay wuxuu ku noolaa wadanka Sweden halkaasi uu ka haayey howlo farabadan laakiin hadda Waxaa uu u soo geestay dhanka siyaasada si wadankiisa ugu soo siyaadin lahaa wixii ku saabsan dhanka waayo aragnimada uu u leeyahay hogaanka wanaagsan iyo Maamulka hufan iyo cadaalad soorka wacan.

Waa Aqoonyahan waayo-arag ah una bisil kana baxi karo howlo culus ee Gobolka Banaadir Waxaa uu yahay horyaalka, Musharaxaani ka mid kuwa ugu cad-cad Xilka Gudd. G. Benadir..

Mudane Kamole oo nala soo xiriirin ayaa noo Xaqiijiyey inuu yahay musharaxiinta u tartamaaya uu yahay musharaxiinta ugu cadcad oo taladaas u qaban doono ummadda Soomaaliyeed gaar ahaan Gobolka Banaadir.

Mudane Kamole oo isu soo sharaxay xilka Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Waxaan i rajeyneynaa Guul xilka weyn ee gudoomiyinimada.