Kooxda Macawiisleyda iyo Al-Shabaab oo ku dagaalamay Hiiraan.

Wararka laga helayo deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan ayaa waxaa ay sheegayaan in deegaanka luuq-jeelow ee Gobolkaasi ay ku dagaalameen rag ka tirsan kooxda la Magac baxday Macaawiisleey iyo dagaalamayaasha Al-Shabaab.

Sii Akhri