Askarta xildhibaanada isku badashay ee Axmed Madoobe qaybtan isha la raaca

JUBALLAND liiska cawa ee kudhawaqeen gudi isku shega ayaa bariis lagu sameeyay qeeb kamida

1:Abdisalaan xasan warsame=askari
2:abdijabar jamac cilmi=askari
3:abdirashiid diiriye cusman =askari
4:abahiro ahmed kadiye=wariye tv juballand
5:hiirad ismaciil mohamed =shaqalaha aqalka martida
6:bashiir ahmed cumar=shaqalaha aqalka martida
7:mohamuud ahmed warsame=askari
8:mustaf mamow geedi=wariye tv juballand
9:sheeq mohamed abdisalaam=imamka aqalka murtida
10:ismaciil abdi keerow =furahayaha qebta shirarka aqalka martida
11:cabdi mohamed abdirahman=askari
12:xuseen shiinow ali=darawalka m/G labaad
13:isaaq mohamed xasan =askari
14:isaaq xuseen ibrahim=farsamada korontada aqalka martida
15:muqtaar haji mohamed=askari
16:farxaan abdullahi mohamed=askari
17:faraxan abdullahi mohamed=askari
18:ahmed shariif shuceeb=wariye tv juballand
19:Omar hasan obo=qurbo joog lkn horey asakri u aha xiroyinka kenya kabaxay
20:abdi mohamed =shaqale aqalka martida
21:foos ali abdirahman=wariye tv juballand
22:cabaas ali ibrahim =askari hore hadana ah arday jmcd dhigto
23:qaliif hashim nur=askari
24:Ali abdullahi ibrahim=askari
25:fadumo ali abdirahman=xaaska askari dhintay
26:salaad dumar =askari
27. Riyaaq Askari mar labaad lagu soo daray baarlamanka.
Avv. Nooh

Abdi Ulusso