Wixii Inkaarta ahaan jiray oo Duco noqday!!!.

1-waxaan maqli jiray iyada oo la isku inkaarayo.dhìig sukeeye ha ku galo.cawa ayaan ogaaday in ay duco noqoqon karto.markii dhaqratkii aan la joogay igu yiri:magaalada ma joogaan igu yaraan 2 qof oo aan dhiig ka qaadno òo aad qaraàba tihiin si dheegaa laguugu. shubo waxaa ku iri maya.

2-waxaan maqli jiray Balaayo kugu habsatay.haddana madfacaa ku habsday.

3-waxaan maqli jiray cirka lagaaga soo dhac .haddana hoobiyaa ku soo dhacay.

4-waxaan maqli jiray jini madoow jad kugu raac. haddana waxaan maqalnaa ciidamado Afrikaan ah ayaa miino la qaraxday ….markaa ayeey jadda ku bursadeen miskiin geeliisii iska ilaashanayay.

5-waxaan maqli jiray wabka lagaa waax.maanta ayaan u baahday lacag wabka la iiga waaxo aniga oo jooga isbitaalK (Asian Heart Institute) ee ku yaal magaalda Mumbai èe Dalka HINDIYA…laakin nassiib wanaag 2dii qof ee ugu horeeysay ee maqashay ayaa ku filnaatay kharajkii oo dhan. intii kalena duco duco Allana waa ka aqbalay.

FG: labada isbuuc ee aan joogo hindia waxa aan isku dayi doonaa on aan arko maxaabiista bucada badeednimada ku eedeeysan kadibna Av.Ducale iyo ciddii kale een la kaasha karno.somalida halkan joogto badana ma filayo in aan arki doono bacdamaa ay beelo beelo u noolyihiin

 

Qore : yahya Amir