Barnaamijka waydii Dhaqtarka; Dhaqtar Cabdiqani Aw Yusuf oo ka hadlaya Kansarka

Dakhatar Cabdiqani Aw Yusuf  ka faa’iidasta xaga arimaha kanserka caloosha, Alserka, Xameytida, iyo Kanserka Hunguriga.

Waa dhakhaatiir takhasus muhiim ah haysta kana soo shaqeeyey Royal Hospital ee London ku yaal. Waxa uu wax ku bartay scholarship boqoradu sisay genius grant.