Innaa Lillaah wa innaa illeehi Raajicuun Waxaa Goor dhow Geeriyooday Gudoomiyihii Gobolka Banaadir Injineer Cabdiraxman Yariisow

Innaa Lillaah wa innaa illeehi Raajicuun.
Ma dhinte Waa illaah. Allaha u naxriisto. Duqa Muqdisho Ahna G. Banaadir Abdirahmaan Omar Osman (Eng. Yariisow)

Innaa Lilaah Waa Innaa Ileyhi Raajicuun.

Waxaa Goor dhow Geeriyooday Gudoomiyihii Gobolka Banaadir Injineer Cabdiraxman Yariisow kaasi oo ku dhaawacmay Qarixi Todobaadki lasoo dhaafay ka dhacay Xarunta Maamulka Gobolka Banadir.

Allaha u raxmado Guddoomiye Abdirahman Omar Osman Yariisoow, qabrigiisana allaha u waasaciyo, umaddii uu ka dhintay iyo qoyskiisana sabar iyo iimaan. Kuwii geystay sabbatiisana illaahey hakula xisaabtamo.

ALLAHA u naxariisto Guddoomiye Yariisow