Maxamed Cabdullahi oo fariin u diray Muse Biixi iyo jabhada Dulmidiid

Maxamed Cabdillahi oo shirjaraa’id qabtay ayuu kaga hadlay dagaalka ka soconaaya Gobolka Sanaag uuna Ku tilmaamay dagaalkani in uu u egyahay dagaalkii sokeeye ee gobolada waqooyiga ka dhacay sanadkii 1994.

Waxaa uu fariin degdeg ah u diray madaxda sarsare ee Somaliland iyo jabhada dulmidiidka Ku dhaxmaraya Gobolka Sanaag.

Halkan ka Daawo shirjaraa’idkaas

Nin aan quus aqoon naftiisaa quuus taqaaan, Madaxweyne ayuun baad la soo. fadhidaan, haddii in uun aqoon iyo talo idinku…

Posted by Somaliland wikileaks on Monday, July 29, 2019