Warbixin: Luqmaan oo ah Ardaygii kaalinta 1aad ka galay Imtixaankii sanadkaan 2018/19

Luqmaan waa 19 Jir waxbarashadda Aasaasiga ah ku soo qaatay Shabeelaha Dhexe, tan Sare na Dugsiga Alfaraj ee Muqdisho, Waxa uu kaalinta 1aad ka galay Imtixaankii ay qaaday Wasaaradda Waxbarashadda.
Sirta ka dambaysa Guusha Luqmaan waxay ahayd ku xirnaantiisa Masaajidada, Waxaana uu waqtigiisa firaaqadda ah ku bixin jiray Masaajidka.
Hambalyo, Waxaan kuu rajaynayaa Mustaqbal Wanaagsan.
Wasaaradda Waxbarashadana waxaan ka rajaynayaa inay nala wadaagto illaa iyo Daqiiqadda ugu dambaysa inay ka dhabaysay ballanqaadkeedii oo Luqmaan uu helay Deeq Waxbarasho oo dhamaystiran.

Luqmaan oo ah Ardaygii  kaalinta 1aad ka galay Imtixaankii sanadkaan 2018/19 ay qaaday Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya.

Hoos Ka Daawo Warbixinta oo uu diyaariyay Wariye Axmed Tifow Xasan.

Maxaad ka ogtahay Taariikh nololeedka Luqmaan oo kaalinta Koowaad ka galay imtixaanka dowladda?.Tabiye:- Ahmed Tifow Hassan

Posted by Risaala Media Corporation on Sunday, July 28, 2019