Sheekh Cabdi Xayi ” Waligaa ma maqashay Muqdisho oo dhahaysa Waa go’aynaa, sabar badanaa…”

Wadaadka aadka uga faaloodo arimaha siyaasadda Soomaaliya ayaa khudbadii Jimcaha ka faalooday xaalada magaalada Mogadishu, kuna tilmaamay sabar badnideeda Caasimad la mid ah aduunka ineysan jirin, waligaa ma aragtay iyada oo dhaheysa waan goosaneynaa…

”Intii meesha ku dhimatay alle ha u naxariisto, kii dilay iyo kii la dilayba” Sheekh Cabdi Xayi.

Halkaan ka Dhageyso wadaadka khudbadiisa

''Intii meesha ku dhimatay alle ha u naxariisto, kii dilay iyo kii la dilayba'' Sheekh CabdiXayi.

Posted by Cali Aadan Muumin on Friday, July 26, 2019

Khudbada oo dhan halkan ka fiirso