Aqoonyahanad Yusur Abraar oo Soomaalida u soo dirtay fariin Waa hadii ay wax…

Yusra Abraar oo gabar Soomaaliyeed oo Aqoonyahan ah ayaa Waxaa ay ka hadashay dhibaatada haysata soomaalida iyo sida ay uga bixi karaan haday maskaxda ka shaqeysiiyaan, Waxay Ku Gubaabisay hadii ay Soomaalida heshiiyaan in ay ka hormaraayaan Sacuudiga loona soo shaqo doonan lahaa wadanka Soomaaliya.

Hadalkaan oo ay tiri xili hore oo wali taagan dhibaatadii ay ka hadleyso oo aysan maqkeynin shacabka Soomaalida.

Iyadoo ka hadlaysa Waxay tiri

Aqoonyahanad Yusur Abraar xogta ay na siisay si qoto dheer ha loo dhuuxo.

Posted by Hassan Abdulle Anshuor on Saturday, July 20, 2019