Kulan wadatashi maamul u saameynta Gobolka Banaadir

Kulan ay soo qaban qaabiyey Hogaamiyaha Xisbiga Ilays isla markaasna ah gudoomiyaha Gudiga Arimaha Dibada ee BFS Mudane Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali uu la yeeshay qeybo ka mid ah Bulshada Gobalka Bamnaadir.