New Jubaland Ayaa Lagu Dhawaqayaa Ahmed Madoobe Iyo Kooxdiisa Hadii Eey U Hogansimi Waayan Sharciga

New Jubaland Ayaa Lagu Dhawaqayaa Ahmed Madoobe Iyo Kooxdiisa Hadii Eey U Hogansimi Waayan Sharciga.

Doorasho Ahmed Madoobe gacanta ku hayo marnaba in la yeelo maahan, haddu diido doorasho madax banaan waa in shacabku ku dhawaaqaan maamul #Jubaland kale.

Posted by Somaliland wikileaks on Thursday, July 18, 2019