Warsaxaafadeed uu soo saaray Xisbiga Wadani oo dhaliilay siyaasada arimaha dibadda Somaliland

Xisbiga Wadani Oo maanta soo saaray warsaxaafadeed ayaa Dhaliilay Siyaasada Arimaha Dibada + Natiijadii Safarka Madaxweyne Biixi Ku Tagay dalka Gini + Iyo Xaalada Gobolada Bari.

Toos

TOOS:-Xoghayaha Xisbiga Wadani ee SOMALILAND oo soo bandhigay jahwareerka iyo beenta ku aadan shacabka deeganadaas.

Posted by Dalmar Media Services on Wednesday, July 17, 2019