Daawo:- Dowladda Soomaaliya oo xiriirka u jartay dalka Guinea.

 

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Ciise Cawad, waxa uu maanta shir jaraa’id 2:00 pm (Duhurnimo) Ku qabtay hoolka shirarka agaasimayaasha ee Wasaaradda, halkaasina uu kaga hadlay in dowlada Federaalka Soomaalia ay xiriirka u gooysay dowladda Gini.

Halkaan ka Daawo