Daawo: Muxuu Maraykanku Badda Soomaaliya Uga Hor yimid? [Part 1]

Waxaan qeybta koowaad ee barnaamijkaan ku soo qaadan doonaa ka hadalka badda soomaaliya ku soo qaadan sharciyadii hore badda soomaaliya u dagsanaa iyo sababta Maraykanku uga soo horjeestay arrintaasiyo heshiiskii 2009 waxa ka dhashay?