Rabshado ka soo cusboonaadey magaalada Beytulaham ee Falastiin

Ciidamada Israa’iil ayaa waxaa ay xoog ku jiireen dad careysan oo waday dibadbaxyo kadhan ah Ciidamada Israa’iil ee kusagan magalada Beytullaham.

Rabshadahan ayaa waxaa ay bilaameyn subaxnimadii saakay waxaa la arkayay askarta ciidanka Israa’iil oo adegsanaya xabadaha cinjirka ka sameysay oo ay ku ridayeen dadkii isku soo baxay goobtaasi iyo sunta dadka ka ilmeysiisa .

ciidamada Israa’iil ayaa waxaa ay wadaan sidey u kala kaxeyn lahayeeyn dadkaasi isku soo baxay bartamaha magaalada Beytulaxam ee dhulka Falastiin.
SHacabka ku nool magalada Beytulaxam ayaa ayagana adeegsanayay quraarado laga soo buxiyay badrool iyo dhagaxaan ay ku tuurayeen cidanka israail .

Gawarida caafimaadka ee gargaarka dagdaga ayaa waxa lugu dabulayay dadka ku dhawacmay iska hor imadkaasi sakay ka soo cusboonaday dhulka Falastiin

Sidoo kale gawaarida ambulaaska ee gargaarga dagdaga ayaa waxaa ay qaadeysay dadka ku dhawacamay rabshadahasi sakay dib ugu soo curtay dhulka Falastiin.

Maahan markii ugu horeysay iskudhacyo udhaxeya shacabka magalasida dagan iyo askarta Israa’iil dhaxmaran inta la og soon yahay tariiqada ayaa waxaa ay tahay magaladasi Beytulaxam in dhurkiibiloodba mar ka dhacaan rabshado dhiig ku daataan iyo dhimasho.

W/Q/bashiir Jiidaal Baroow
warbahinta somaliweyn Hollan