Dowladda Soomaaliya oo ka hadashay Afgembigii dhicisoobay ee Itoobiya

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa lagu sheegay in dowladda ka tacsiyadeyso mas’uuliyiinti lagu dilay isku daygii fal dambiyeedkii afgambiga ahaa.