Maamulka Galmudug oo amar dul dhigay shirkadaha diyaaradaha ee ka howlgala Deegaanadooda.

Qoraal ka soo baxay Maamulka Galmudug ayaa waxaa amar uu dul dhigay Shirkadaha Diyaaradaha ee ka howlgala deegaanada Maamulkaasi.

Galmudug ayaa sheegtay in shirkadaha diyaaradaha ee ka howgala deegaanada Galmudug aysan kasoo dejin karin wafdi ka socda Dowlada Federaalka Soomaaliya.

Dhanka kale Qoraalka ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa imaanaya xili uu jiro Khilaaf siyaasadeed oo u dhexeeya Maamulka Galmudug iyo Dowlada dhexe ee Soomaaliya.

Akhriso Qoraalka Galmudug:-