DEGDEG; QARAXYO GOOR DHOW KA DHACAY M/MOQDISHU

Laba Qarax aya Goor dhow ka dhacday Magaalada Muqdisho.

Qaraxa Koowad aya ka dhacay Nawaaxiga Isgoyska Sayidka halka Qaraxa Labaadna uu ka dhacay Meel ku dhaw Bar Control oo Ku taala Wadada Aada Garoonka Diyaaradaha Aadan Cade ee Magaalada Muqdisho.

Waxii Faahfaahin soo kordha kala soco halkaan.