Daawo: Intaadan dhiman dhaxal dhaaf iyo Maclow Media Qeybtii 3aad

Qeytii 3aad

Intaadan dhiman dhaxal dhaaf Waa barnaamij taxane ah oo lagu wareysan doono Fanaaniinta qaran inta nool si ay u reebaan waxii waayo aragnimo ee faneed inta aysan aduunka aysan ka tagin.

Barnaamijka Waxaa daadihi doono Al ustaad Macalin Maxamed Maclow, Waxaana soo abaabulay duubista iyo farsamada Maclow Media.

Maanta Waxaa nasiib u yeelanay in aan barnaamijkaan Ku wareysano Alustaad Axmed Naaji Sacad.