Daawo: Caalim oo ka faaloonaayo qorshaha cusub ee qaramadda midoobay iyo arimaha Dowlad goboleedyada

Barnaamijka Bandhiga kalsan tv iyo maanta Waxaa barnaamijkaasi uu Danjire Maxamed Caalim uu ka falanqeyn doono doorka ay qaramadda Midowday waxyaabihii ay soo bandhigtay Geedi socodka iyo xaalada Dowlad goboleedyada iyo xiriirka dowladda dhexe ee Federaalka Soomaaliyeed.

Halkan ka Daawo