Koobka Ciidda dhalinyarada cuslaatay oo lagu soo gabagabeeyey Örebro

Koobka Ciidda dhalinyarada cuslaatay oo lagu soo gabagabeeyey Örebro.

Waxaa magaaladda Örebro ee dalka Sweden lagu qabtay ciyaaro ay ka soo qeyb galeen dhaliyaradii cuslaatay, koobkaas oo lagu maamuusaayey gabagabafiisa maalinta farxada leg ee Ciidul Fidriga.

Ciyaarahaas Waxaa ka soo qeyb galay joogo ka kala socday degmooyinka gobolada dalka Sweden

Koobkaas oo ay qaadeen dhalintii cuslaatay ee Stockholm oo uu hogaaminasyey tababare Dhabareey.

Waxaa halkaasi hadallo qiima badan ka soo jeediyey kabten legend Cawad oo Västerås watay.