Daawo aqoonyahano Soomaaliyeed oo ka hadashay duulaanka iyo dammaca Kenya

Aqoonyahano Soomaaliyeed oo ka hadashay duulaanka iyo dammaca Kenya ee badda Soomaaliyeed oo baryahan soo badanaaya si loo baraarujiyo ummadda Soomaaliyeed  dhibaatada Ku soo socoto iyo sida looga hortagi lahaa dammacaasi iyo duulaanka ku soo food leh Soomaalida Mustaqbalka dhow.

Waxaad halkan ka daawan kartaa ama aad ka dhageysan kartaa Falanqeynta aqoonyahanadaas oo ka doodaayo dhibaatada soo socoto.