Madaxweynaha Hirshabeelle oo Magacaabis Sameeyay

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa gaashaandhe dhexe Carab Yuusuf Nuur u magacaabay taliye ku xigeenka ciidanka booliiska Hirshabeelle.