Xisbiyo Iyo Siyaasiyiin Dalbaday In Si Deg Deg Ah Lagu Soo Daayo Wariye Cali Aadan Muumin

Waxaa saakay Xarunta Hay’adda Dembi Baarista ee CID-da Dowlada Soomaaliya lagu xiray Wariye Cali Aadan Muumin oo kamid ah Wariyeyaasha ka howlgala Warbaahinta Goobjoog FM ee Magaalada Muqdisho. Xariga loo geystay Wariyaha ayaa waxaa siyaabo kala duwan uga hadlay Xisbiyo iyo Siyaasiyiin qaarkood ku jira dowladda Federaalka,isla markaana waxaa ay Cambaareeyeen xariga Cali Aadan. Hogaamiyaha … Continue reading Xisbiyo Iyo Siyaasiyiin Dalbaday In Si Deg Deg Ah Lagu Soo Daayo Wariye Cali Aadan Muumin