WAR DEG DEG AH:-Qarax ka dhacay Magalada Muqdisho

Jugta qaraxa ayaa waxaa goordhow laga maqlay degmooyin ka tirsan Gobolkaan Banaadir,waxaana la sheegay in uu ka dhacay Xeebta Liiido ee degmada Cabdul Casiis.

Wararka qaar aan heleyno ayaa waxaa ay sheegayaan in uu ahaa qarax Miino,isla markaana uu ka dhacay Agagaarka Aaragada Liido,balse uusan geysan wax khasaaro ah.

Ciidamo Boolis ah ayaa goobta gaaray,kuwaas oo hadda baaritaano wada.

Wixii faah faahin intaa dheer kala soco halkaan